Madasha Xisbiyada Qaran: Waxaan mar kale ka digaynaa fara gelinta Itoobiya”

Madasha Xisbiyada Qaran oo soo dhaweysay go’aannadii ka soo baxay shirki golaha ammaanka Qaramada midoobay ee arrimaha Soomaaliya ayaa ku celisay baaqi 13-ka bisha May ay soo saartay kaasoo lagu dalbaday in ciidamada Itoobiya ee aan kamid aheyn howlgalka AMISOM laga saaro gudaha dalka. MXQ waxay ka mahad celisay in la caddeeyey tirada dhabta ah … Continue reading Madasha Xisbiyada Qaran: Waxaan mar kale ka digaynaa fara gelinta Itoobiya”